Posts

KISMAYO: CIDAAMO NOOCE AH AYAA LAWAREGE MAGALADHA

Image
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in amniga magaalada ay maanta la wareegeen ciidamo loogu talogalay sugidda amniga doorashada. Ciidamadan oo 100 askari ah ayaa waxaa hoggaaminaya Ismaaciil Saxardiid oo horay u ahaa taliyaha qeybta 43aad ee ciidanka xoogga dalka, haatanna ah taliyaha ciidanka amniga doorashada Jubbaland. Wararka ayaa intaasi ku daraya iney jidadka Kismaayo sidoo kale joogaan ciidamo booliis ah, oo horay halkaasi uga shaqeynayey. Dhinaca kale, dad xog ogaal ayaa   u xaqiijiyey in ay magaalada ka baxeen murashaxiinta ay taageerto dowladda federaalka ah, kuwaas oo qaarkood Muqdisho u imaanaya la tashiyo iyo xeelado kale.

RAMADAN TIME TABLE 2019 1440 HIJRA KENYA

Image
RAMADAN CALENDAR 2019 - NAIROBI (SEHR-O-IFTAR TIME -  اوقات سحر و افطار ) RAMADAN DATE SEHR IFTAR 1 Sun 06 May 05:15 AM 6:32 PM 2 Mon 07 May 05:15 AM 6:32 PM 3 Tue 08 May 05:14 AM 6:32 PM 4 Wed 09 May 05:14 AM 6:32 PM 5 Thu 10 May 05:14 AM 6:32 PM 6 Fri 11 May 05:14 AM 6:32 PM 7 Sat 12 May 05:14 AM 6:32 PM 8 Sun 13 May 05:14 AM 6:32 PM 9 Mon 14 May 05:14 AM 6:32 PM 10 Tue 15 May 05:14 AM 6:32 PM 11 Wed 16 May 05:14 AM 6:32 PM 12 Thu 17 May 05:14 AM 6:32 PM 13 Fri 18 May 05:14 AM 6:32 PM 14 Sat 19 May 05:13 AM 6:32 PM 15 Sun 20 May 05:13 AM 6:32 PM 16 Mon 21 May 05:13 AM 6:32 PM 17 Tue 22 May 05:13 AM 6:32 PM 18 Wed 23 May 05:13 AM 6:32 PM 19 Thu 24 May 05:13 AM 6:32 PM 20 Fri 25 May 05:13 AM 6:32 PM 21 Sat 26 May 05:13 AM 6:32 PM 22 Sun 27 May 05:13 AM 6:32 PM 23 Mon 28 May 05:14 AM 6:33 PM 24 Tue 29 May 05:14 AM 6:33 PM 25 Wed 30 May 05:14 AM 6:33 PM 26 Thu 31 May 05:14 AM 6:33 PM 27 Fri 01 June 05:14 AM 6:33 PM 28 Sat 02 June 05:14 AM 6:33

Su’aal: Muxuu Baybalka ka dhahay galmada guurka ka hor / guurka ka hor jiray?

Image
Jawaab:  Baybalka ma siiyuaa barasho cad ee haddii xaywaanada guriga/xayawaanada waxay leeyihiin “ruux” ama haddii xaywaanada guriga/xayawaanada ee galaya janada. Si kastaba, waxaan isticmaali karnaa mabaadi’da baybalka si loo hormariyo qaar ka mid ah cadeyntar maadada. Baybalka wuxuu sheegayaa in labadaba raga (Bilowgii 2:7) iyo xayawaanada (Bilowgii 1:30; 6:17; 7:15, 22) leeyihiin “neefsiga nolosha”; taasi waa, labadaba ragga iyo xayawaanada waa nooloyaal. Kala duwanaanshaha koowaad ee u dhaxeeyo aadanaha iyo xayawaanada waa mida aadaninnimada waxaa lahu sameeyay sawirka iyo u eklaanshaha Illaah (Bilowgii 1:26-27), iyada oo aan xayawaanada aheyn. Laga sameeyay sawirka iyo u ekaanshaha Illaah waxay la micntahay waa sida Illaah oo kale, awoodo cibaadeysiga, oo niyada ku hayo, dareenka, iyo wuxuu, oo waxay qeyb ka heleysaa qaar ka mid ah ahaanshahooda dhimishada kadib. Haddii xaywaanada guriga/xayawaanka waxay leeyihiin “ruux” ama qeybta aanan qiimaha laheyn, waa inay si

KUU HAGAJI MUQALKA TALEPHONKADHA GACANTA WAA CORSO CUSUB

Image
waa koorsoo cusub oo ansoo bandigii doonoo inshaalaah fadlaan kafaidheysii waacaan video editing oo laguu barto talephonkadha waa habkaa kaaliyee kufudhudheyneysoo inaad laqabsata inaad kuhayajisaa muqaal sidhaa (premier pro cc) wahaa eey kasacidheysa inaad noqoto qabiir sidiyaarsaanaa wahaanaa kufudhudhanaya inaad laqabsatiid video editing premier pro fadlaan kafaidheysoo casharadhaan oo kubihi doonaa luqadaa engiriskaa iyo somali wahaana bihineysaa 500sh lacag kenyaa biil idhiil

SEE WHAT AL JAZEERA WROTE A BOUT HUDUMA NAMBA THIS SHOULD WORRY EVERY KENYAN

Image
qatar based media house al jazeera has said kenyas private data is not safe following the introduction of huduma namba. last month, president uhuru  launched national integrated identity management system NIIMS) and involves collecting biometric data after which the systems generates  a unique number (huduma mamba Now all Jazeera through its local corresponds nanjala nyambora ran the story title (if you are Kenyan citizen your private data is not safe)

Shan ruux oo ku dhimatay qarax maanta ka dhacay gobolka Baay

Image
Arbaco, Maarso, 13, 2019 (HOL)- Deegaanka Goofguduud oo qiyaastii 30km u jira magaalada Baydhabo ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay ku dhaceen qaraxyo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Qaraxan ayaa ka dhacay, suuq ay Arbaca dadku isugu yimaadaan ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen Shan ruux halka tiro ka badan 40 ruuxna ku dhaawacmeen. Gaar ahaan qaraxyada ayaa lagu bartilmaameedsaday Suuqa Xoolaha lagu iibiyo ee deegaanka Goof-gaduud Buureey, waxaana halkaa ku sugnaa dadweyne aad u faro badan oo halkaa ganacsi u joogay. Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin Yuusuf Gacma ayaa u sheeegay warbaahinta in miino lagu aasay suuqa dhaxdiisa oo ay dad Shacab ah ku sugnaayeen,waxana uu sheegay in uu jiro khasaaro ka dhashay qaraxaas. Ma jirto cid sheegatay ilaa iyo hadda in ay ka dan-beysay qaraxyada maanta ka dhacay deegaanka Goofguduud oo dhowr jeer oo hore ay ku dagaalameen ciidamada dowladda iyo Al-shabaab.